Dhambaal Tacsiyeed Oo Loo Dirayo Dhamaan Reer Xaaji Xaashi Iyo Reer Xaaji Bashiir.

0

mulaaxoDhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Dhamaan Jaaliyada Galguduud, Gedo iyo Jubooyinka ee Mareykanka, Yurub, Australia Africa, Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Mulaaxo Xaaji Xaashi, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiranyo leh u direynaa dhamaan Reer Xaaji Xaashi iyo dhamaan Reer Xaaji Bashiir, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Marxuumad Mulaaxo Xaaji Xaashi, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Mulaaxo Xaaji Xaashi janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. aamiin aamiin aamiin.

Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com