Waa Gabagabadi Heesaha Aan Ugu Talogalnay Soo Dhaweynta Col. Bare Hiiraale Iyo Heesteeni "Dadbay Meeli Bugtaa".*Dhagasyi Wacan*

0

kismaayo2Waa Gabagabadi heesaha aan ugu talogalnay soo dhaweynta Col. Bare Aden Shire “Bare Hiiraale” ee magaalada Kismaayo.

Waa Heesteeni “Dadbay Meeli Bugtaa”.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/03/dadbeey-meeli-bugtaa.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Wargalin: Dhamaan akhristayaasheena sharafta leh waxaan ku wargalinaynaa in Shabakada Allgalgaduud Media caawa ay joojisay dhamaan wararki kale ee ay idiin soo tabin jirtay, waxa ayna ka qeyb qaadaneysaa soo dhaweynta iyo damaashaadka Col. Bare Aden Shire ee magaalada Kismaayo, waxaana idiin soo gudbin doonaa  heeso isdaba joog ah iyo sugaan kale.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com