Ciidamada Maamulka Puntland Oo Weeraray Ganacsatada Reer Galmudug Ee Suuqa Magaalada Gaalkacyo.

0

gaalkacyoGaalkacyo (AGGM): Ciidamda Booliska Maamulka Puntland iyo Ganacsatada Suuqa Gaalkacyo ayaa Shalay waxaa dhexmaray Israsaaseyn sababta dhaawac.

Ciidamda Maamulka Puntland ayaa Weeraray Ganacsato kasoo jeeda Koofurta Gaalkacyo.

Xili Maamulka dhanka Waqooyi ay Bilaabeen Canshuuraha laga Qaadayo Ganacsatada Wax ku gadata Suuqa Gaalkacyo ayaa Ciidamda iyo Ganacsatada waxaa dhexmaray israsaaseyn.

Mohamad Nuur Jamac oo ka Tirsan Ganacsatada Suuqa Gaalkacyo lana hadlay Warbaahinta Gaalkacyo ayaa shegay in ay ku soo Jarmaaden Ciidamada Puntland Xili ay isku Diyaariyaneen Ganacstada in Ay Furtaan Ganacsigooda Isagoona Tilmamay in ay La Dagaalamayan Hadii ay isku Dayan in Ay Lacago Ka Qaadan Ganacsatada Ka Soo Jeeda Dowlad Gobaledka Galmudug.

”Waxan Nahay Ganacsato u Dhasay Galmudug Dowlada Galmudug oo kaliya Ayaa Canshuur Naga Qaadi karta Ganacstada Waxan Ugu Baaqaya in ay isku Duubnadan lana Dagalaman cidkasta oo Damasn in ay Dhacan Ganacsatada” Ayuu yiri Tilmamy Jamac Cabdi.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com