Dood Xiiso Badan Arrimaha Cakiran Ee Kismaayo Iyo Barnaamijki Arrimaha Bulshada.*Daawasho Wacan*

0

arrimahaBarnaamijka Arrimaha Bulshada ayaa waxaa lagu lafa guray arrimaha sida aadka ah u cakiran ee magaalada Jubbooyinka, waxaana marti ku ahaa, Col. Cabaas Maxamuud Cadoow, Ex Xildhibaan Maxamed Amiin C/laahi Cismaan, Ex Wasiir C/fataax Ibraahim, Col. Salaax Mokama Maxamed.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com