Nairobi (AGGM): Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa maanta shaaca ka qaaday qaab dhismeedka dowladda uu soo dhisi doono.
bayaan ka so baxay aqalka madaxtooyada ayaa lagu sheegay in tirada wasiirada oo horay u ahaan jirtay 44 iminka la yareyay oo laga dhigay 18 wasaaradood.
Sida ku xusneed bayaanka aqalka madaxtooyada shaxda wasiirada cusub ayaa lo samayay sida tan
1 wasaarada arimaha gudaha iyo isku dubaridka Howlaha dowladda.
2 wasaarada Divulushonka iyo qorshaynta.
3 Wasaaradda gaashan dhiga
4 wasaaradda Caafimaadka
5 wasaaradda waxbarsahada iyo jiknooliyadada casriga ah
6 wasarada kayd haynta Qaranka
7 wasaaradda gaadiidka iyo kaabayaasha dhaqaalaha
8 wasaaradda Degaanka,Biyaha iyo Qayraadka dabiiciga ah
9 wasaaradada dhulka, guryanta iyo hormarinta Magaalooyinka
10 wsaaradda warfaafinta ,warisgaarsiinta iyo tiknooliyadda casriga ah.
11 wasaaradda tamarta iyo batroolka
12 wasaarada beeraha ,xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga
13 wasaaradda warshadaha iyo hormarinta ganacsiga
14 wasaarada ganasiga iyo dalxiiska.
15 wasaaradada macdanta
16 wasaaradada ciyaaraha iyo dhaqanka.
17 wasaarada dhaqaalaha .
waa qaab dhismeedka dowlada cusub ee uu soo dhisi doono madaxweyne Uhuru kenyatta oo manata shaaca laga qaaday.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com