Maxamed Amiin C/llaahi Cusmaan"Waa Qatar Shirka Kismaayo Leeyskumana Waafaqsana, Dagaal Sokeeye Ayaana Ka Baqeynaa Haddii Uu Sii Socdo".*Dhagayso*

0

top newsNairobi (AGGM): Maxamed Amiin C/llaahi Cusmaan oo wareeysi siiyay idaacada BBC-da qeeybteeda afka Soomaaliga ayaa waxa uu u sheegay in shirka magaalda Kismaayo aan leeysku waafaqsaneen islmarkaana biloowgiisi hore uu qaldanaa.

Maxamed Amiin ayaa waxa uu ka digay sida hadda uu ku socdo shirkan haddii uu ku sii socdo in ay suuragal tahay in uu dagaal  sokeeye uu ka qarxo magaalada Kismaayo.

Shirka dadka deegaanka umma ay dhama, dowladda Soomaaliyana waa ay ka biyo diiday qaabka wax loo wado.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/04/Voice_012.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com