Hambalyo: Tahniyad Aroos Farxad Leh Aadan Maxamed Ugaas Iyo Sahro C/qaadir Xaaji.

0

aroosDhamaan ehelka hoos ku xusan magacyadooda waxa ay Hambalyo iyo bogaadin u diraayaan Arooska Aadan Maxamed Ugaas iyo Aroosadda Sahro C/qaadir Xaaji oo meherkooda iyo aqalgalkoodaba ka dhacay taariikhdu markey aheyd 24/03/2013 Magaalada Utrecht ee dalka Holland.

Xaaji Abdulkadir Maxamed Ugaas Iyo Xaaskiisa

Col. Abdiasis Maxamed Ugaas Iyo Xaaskiisa

Dr. Abdirisaaq Maxamed Ugaas Iyo Xaaskiisa

Ganacsade Nur Abdulkadir Maxamed Ugaas Iyo Xaaskiisa

Maxamed Jacfar Maxamed Ugaas

Yusuf Abdirisaaq Maxamed Ugaas

Mahad Abdulkadir Maxamed Ugaas

Hussein Abdirisaaq Maxamed Ugaas

Maxamed Abdiasis Maxamed Ugaas

Aadan Abdirisaaq Maxamed Ugaas

Warfa Nur Abdulkadir Maxamed Ugaas

Warsame Nur Abdulkadir Maxamed Ugaas

Dhamaan ehelka waxay arooska iyo aroosadda ilaah uga baryayaan inuu ubad kheyr qabo kala siiyo kuna waaraan nasteexo iyo nolol barwaaqo leh AAMIIN….AAMIIN….AAAMIIN..

aroos

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com