Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Allaha U Naxariistee Marxuum Cawil Axmed Diiriye (Dibuttaati) Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ialyhi Raajicuun, Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24/03/2013 ku geeriyooday magaalada Muqdisho Allaha u Naxariistee Marxuum Cawil Axmed Diiriye (Dibuttaati).

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Walaalkeen Marxuum Cawil Axmed Diiriye (Dibuttaati), waxaan dhambaal tacsiyeed u direynaa dhamaan Reer Axmed Diiriye gaar ahaana Xaaski iyo Caruurti Marxuum Cawil Axmed Diiriye (Dibuttaati), waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Marxuumka, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Cawil Axmed Diiriye (Dibuttaati) janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. aamiin aamiin aamiin.

Maamulka Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com