Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Bashiir Aadan Bulxan Diini Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho.

0

tacsi1Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun,waxaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 18-03-2013 qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee marxuum Bashiir Aadan Bulxan Diini.

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan reer Diini Diini dhalay, anaga ka tiiraanyoonayna geeridi naxdinta lahayd ee ku timid allaha u naxariistee Bashiir Aadan Bulxan Diini, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa idiinka baryaynaa inuu samir iyo imaan idinka kasiiyo Marxuum Bashiir Aadan Bulxan Diini, waxaan sidoo kale Allaah Subxaanuhu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Bashiir Aaadan Bulxan Diini uu janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. aamiin aamiin aamiin.

Waxaa sidoo kale dhambaal tacsiyeed diraya.

Cabdimaalik Xasan Xaad (Awoowe Xaad)

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com