Fikirkaaga Ka Dhiibo: Maxay Ku Kala Duwan Yihiin Labadan Nin

0

Madoobe3Waxaan maanta idiin soo bandhigeynaa labadan sawir ee Axmed Madoobe iyo Abuu Mansuur Roobow, sababta aan u soo bandhignayna waxa ay tahay bal inaan aragno fikirka akhristayaasha ku taxan shabakada Allgalgaduud Media.

Waxaan idinka codsanaynaa adinka oo aan caaytamin muujina caadifad qabiili ah bal in aad fikirkiina ku reebtaan qeeybta Comments-ka si bal loo ogaado farqiga u dhexeeya labadan nin.

Madoobe3

Fiiro Gaar Ah: Filo dhawaan maqaal xiiso badan oo la magac baxay Maxay Ku Kala Duwan Yihiin Labadan Nin.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com