Kooxo Xalay Bomb Ku Weeraray Guriga Gudoomiyaha Dagmada Waaberi Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay Iyo Taliyaha Saldhiga Waaberi Oo Ka Hadlay.*Dhagayso*

0

saldhiga booliska waaberiMuqdisho (AGGM):Kooxo Xalay Bomb Gacmeed Ku Weeraray Guriga Gudoomiyaha Dagmada Waaberi Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay Iyo Taliyaha Saldhiga Waaberi Oo Ka Hadlay.*Dhagayso*

Taliyaha saldhiga degmada Waaberi C/fataax Sabriye ayaa sheegay in ciidamada booliska degmada Waaberi ay ku guuleysteen iney gacanta kusoo dhigaan mid ka mid ah kooxihii bamka ku tuuray guriga gudoomiyahaiyo Bam -gacmeed uu sheegay inuu watay  isagoona intaa raaciyey iney ku daba jiraan rag kale oo la shaqeynayey ninka la qabtay.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/03/Taliyaha-Saldhiga-Waabari-oo-ka-hadlaya-nin-ka-tirsan-maleeshiyaadka-al-shabaab-oo-gacanta-lagu-so-dhigay-1.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com