Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Caasha Axmed Dheeroow.

0

tacsi1Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun,Anaga oo ka tiiraanyoonayna geerida naxdinta leh ee ku timid marxuumad Caasha Axmed Dheeroow oo ku geeriyootay taariikhdu markay ahayd 12-03-2013 magaalada Sanca ee dalka Yemen, waxaan dhambaal tacsiyeed oo xambaarsan tiiraanyo u direynaa Sayigeeda Maxamuud Ciid iyo caruurtooda, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa in uu samir iyo imaan naga wada siiyo marxuumada, marxuumad Caasha Axmed Dheroow-na uu ka waraabiyo janatul fardowza. aamiin aamiin aamiin.


Waxaa dhambaalkan tacsida ah diraya:

Reer Ismaaciil Aw Maxamuud iyo Hooyo Khadiijo Cilmi Cali

Nuur Cabdulqaadir Ugaas iyo Xaaskiisa Xaawo Keyf C/kariin Muuse

Allagalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com