Iloowsho Dhawaa Ma Ummul Baa, Mise Waa Doqon Aan Dabka Ka Kicin Shalay Bayba Ahayd’e?

0

xasuuqi bu'aaleSawirkan waxaanu ugu tala galnay kuwa iloowshaha dhow amaba ah dadka maskixiyanka u dhiman ee ku abtirsada beesha Sade bal inay dib u jaleecdaan amaba xasuutaan xasuuqi ka dhacay Bu’aale sanadki 2006.

Sawirkan umma uu baahna in qoraal farabadan laga sameeyo, qof walbaa oo alle caqli iyo garasho siiyay waa uu garanayaa, ninki hilmaamay amaba doqonnimo ay u geeynayso dib ayaan kuu xasuusinaynaa xasuuqi ka dhacay isbitaalka Bu’aale, waa intaas oo aad hurdada beenta ah ee lagu seexinayo aad ka kacdaaye.

Kuwa iyaguna sacabka maanta maleeshiyada Raaskambooni u tumayoow walaahi in aan leeydin kala jecleen adiga iyo wiilasha lagu xasuuqay isbitaalka Bu’aale ee aloow yaa  idin dhaha edeb meel u fadhiista oo afkiina xirta gartana dantiina.

xasuuqi bu'aale
Iloowsho Dhawaa Ma Ummul Baa, Mise Waa Doqon Aan Dabka Ka Kicin Shalay Bayba Ahayd’e?

Yaa Daaroodeey Haddaad Maqasho Reer Baa Dan Lahee War Hooy Haku Khatalmin.

Wabilaahi Towfiiq

Cabdi Cabdulaahi Cismaan
Kismaayo, Soomaaliya

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com