Ururka Gaashaan Qaran Oo Taageeray Laalista Cunaqabataynta Hubka Ee Dalkena Soomaaliya.

0

gaashaan qaranWar  qoraal ah oo uu Soo saray Ururka Aqoonyahanada  ee ( Gashan Qaran) Ayaa looga hadlay Xaalada Uu hadda marayo daka somaliya iyo  hormarkii ugu danbeeyay  ee  ay ku talabsatay Dowlada Somaliya.

Qorlan ka ay soo saren ururka Gashan Qaran ayaa lagu soo dhaweyay qatinka xayirada hubka ee sarnayd somaliya ,waxayna ka codsadeen  Dowlada in ay xil wayn iska saarto ilaalinta hubka wadanka soo gala in uusan iman suuqyada taas oo sababi karta in dib loosoo cosboonaysiiyo cunaqataynta.

Sidoo kale waxa qoralka looga hadlay arinta jubooyinka waxana ururka Gashan Qaran uu walaac ka muujiyay soo ifbaxa shaqsiyad aan doo nayn in la hir galiyo qorshada dowda dhexe ee somaliya eek u aadan maamul u samaynta gobalada dalka taas oo abuuri karta khilaf soo kala dhexgala dadka deeganka wada dagan.

Qoralka oo ka koobnaa dhowr qodob ayaa ahaa sida tan.

  1. Ururka Gashan Qaran wuxuu si deeran u soo dhaweeyay go’aankii number kiisu ahaa  2093 ee dowlada somaliya oo laga qaday xayiradii dhanka huka ee sarnayd, waxana u aragnaa in ay tahay talaabo misan cusus leh oo loo qaday dhanka hormarka, waxana ku mahad san allah subxaanahu watacalaa iyo intii ka shaqaysay oo ay hormuud u ahaayeen Madaxda Qaranka Somaliya.
  2. Waxan u soo jeedinaynaa madaxda dowlada in ay mas’uliyad xog leh iska saran in aysan iman wax keeni kara in did loosoo celiyo cunaqabataytii  dalka sarnayd.
  3. Waxan u soo jeedinaynaa dadka ku dhaqan Jubooyinka in ay joojiyan dhaq dhaqaaq kasto iyo hadalkasta oo abuukira is fahan waa u dhexeeya dadka dagan halkaa ugana danbeeyan abaabulka iyo qorshaynta maamul u samayta gobalada “dowdala somaliya.”
  4. Dowladaha dariska ah ee somaliaya ka tageraya dhanka soo celinta nabada waxan ugu baqaynaa in aysan fara gashan howsha dowlada dhexe.
  5. Ururku wuxuu u mahd celiniyaa dhaman dowladaha iyo shaqsiyaadka ku howlan Soocelinta sharaftii qaranka somaliyeed.
  6. Waxan ugu baqaynaa umadda somaliyeed in ay gacmaha is qabsadan una diyaar garooban soo celintii qaranimadeeni , tageerana madaxda dowlada ee u tagan haben iyo malin u shaqaynta qaran.

Wabilaahi Toqfiiq

Ururka Aqoonyahanka Ee Gashan Qaran
Gashanqaran@gmial.com

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com