Halkaan Ka Daawo Qooys Biyo Sumaysan Cabay Oo Shalay La Soo Gaarsiiyay Isbitaalka Magaalada Kismaayo.

0

sunKismaayo (AGGM): Wararka naga soo gaaraya isbitaalka magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in qooys ka kooban 9 ruux oo daganaa deegaanka Kudhaa ay ku sumoodeen biyo ay cabeen.

Waxaa shalay lasoo gaarsiiyay qooyskan isbitaalka magaalada Kismaayo halkaas oo ay ku geeriyootay allaha u naxariistee hooyadi qooyska Jamiilo C/llahi Cilmi, halka aabihi qooyskan looga soo tagay deegaanka Kudhaa ee gobolka J/Hoose.

Daawo

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com