AKHRISO:- Puntland oo sheegtay in dowladda Federaalka musuq maasuqday hab qeybsiga Xajka

0

Wasaaradda cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Puntland ayaa sheegtay inay Canbaaraynayso boobka, eexda iyo musuqmaasuqa ay Wasaaradda diinta iyo awqaafta federaalku ku samaysey hab qeybsiga,maamulka iyo Adeegyada Xajka Soomaaliyeed.

Hoos Ka AkhrisoQoraal kasoo baxay Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo dhameystiran.