AKHRISO:- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka gobolka OHIO ee Maraykanka iyo Dowlada Puntland ayaa soo gaadhey magalaada Laasxaanood.

0

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka gobolka OHIO ee Maraykanka iyo Dowlada Puntland ayaa soo gaadhey magalaada Laasxaanood.

Masuuliyiintan ayaa u yimid si indhohooda ugu arkaan dhibaatadii ay Somaliland ka gaysatay Laascaanood iyagoo qayb ka ahaa Ololaha Maxkamadeynta Muuse Biixi iyo danbiilayaasha dagaal ee Laascaanood ka gaystay xasuuqa .

Masuuliyiintan ayaa booqdey dhaawacyadii iyo goobihii ay bur buriyeen ciidamada Somaliland.