AKHRISO:- Taliyaha Booliska Soomaaliya oo ka qeyb galay Taliyeyaasha Boliiska Bariga Afrika.

0

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuuto, Sulub axmed Firin iyo Wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa Dalka Ethiopia uga qeyb galay kulankii 5-aad oo aan caadiga aheyn ee Taliyeyaasha Boliiska Bariga Afrika.

Shirka ayaa looga hadlay Xaaladaha nabadgalyo darro ee ka jira Gobolka geeska Afrika iyo sidii la isaga kaashan lahaa la dagaallanka waxa loogu yeeroArgagixisada iyo Dambiyada Abaabulan.

Taliyaha ayaa kulan doceed la qaatay dhiggiisa Taliyaha Boliiska Federaalka Ethiopia Damlesh Gabremechael Waldyes.