AKHRISO:- Muuse Biixi oo ku hanjabay innu si laba jibaari doono weraarka Laascanood

0

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa ku wargaliyey ciidamadiisa in ay sii laba jibaaraan Howlgalkooda gobalka Sool, kana feejignaadaan cid kasta oo damacsan in ay Amniga SL wax u dhinto.

Sidaas waxaa lagu qoray barta Twitterka Telefishinka Xukuumadda Somaliland.