AKHRISO:- Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay kismaayo

0

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalmahii lasoo dhaafay howlo shaqo u joogay Magaalada Muqdisho ayaa caawa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo.

Labada madaxweyne ku xigeen, gudoonka Baarlamaanka iyo Sarakiisha ciidamada ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha sayid Maxamed Cabdille Xasan.