DAAWO:- Deeqo Jibril: “Waxaan Aas Asnay urur la magac baxay NAAFADU MA AHA AWOOD LA’AAN’

0

Qurbajoog Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay urur u taagan Dhiirigelinta Naafada iyo doorka Qurbajoogta Soomaaliyeed.

Deeqo Maxamed Jibriil oo kamid ah aasaasayaasha ururkan cusub oo Radio Daljir Waraysi siisay aya sheegtay inay isku afkarten samaynta urur caawiya naafadda soomaaliyeed,kuwaas oo an haysan xiligan cawimaad rasmi ah oo ay ka helaan dadka qurbajoogta ah.