AKHRISO:- Wararkii ugu dambeeyay ee tirinta codadka doorashada Kenya

0

Tirinta codadka doorashadii Talaadadii ka dhacday Kenya ayaa wali socota iyada oo madaxweyne ku xigeenka William Ruto iyo musharaxa ugu weyn mucaaradka ee Raila Odinga uu marba mid ku hormarayo natiijada hordhaca ah.

Waxaa la sheegay in dadka Kenya qaarkood ay u muuqdaan kuwo ku jahwareersan habka cusub ee tirinta codadka.

Waxa uu sheegay in saxaafaddu ay tabineyso natiijooyin horudhac ah oo kala duwan oo abuuray jahawareer cusub.