SAWIRO:- Wasiirka Amniga Puntland Galan oo Kismaayo gaaray

0

Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland.

Wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Sayid Maxamed Cabdille Xassan kusoo dhaweeyay masuuliyiin uu ugu horeeyo Wasiirka Amniga gudaha Jubbaland Mudane Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal.