AKHRISO:- Wasiir Beyle oo diiday inuu xeer ilaalinta u tago

0

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa diiday in uu maanta tago xafiiska xeerilaaliyaha Qaranka oo looga yeeray.

Wasiir Beyle ayaa caddeeyay in looga baahan yahay xeerilaalinta in ay soo marto xafiiska garyaqaanka guud ee dowladda.