Barakacayaasha ku nool xeryaha qoxootiyada ku yaal daafaha magaalada Gaalkacyo ayaa wajahaya xaalad adag, kadib markii ay roobab dabaylo watay ka da’en Magalada Gaalkacyo ayna burbureen guryo jiingado iyo cooshado ka samaynaa oo hoy ay ka dhigan jireen.
Home Dhacdooyinka Todobaadka DAAWO:- Qaar kamid ah Barakacayaasha Gaalkacyo oo Wajahaya Xaalad addag