AKHRISO:- Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garoowe dib ugu laabtay

0

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Ahmed E. Osman Karaash ayaa galabta dib ugu soo laabtay Caasimada Puntland ee Garoowe kadib safar shaqo oo uu ku tegey gobolada Bari iyo Karkaar.