AKHRISO:- Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ku amray ciidanka xaqiijinta ammaanka

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa cambaareyay weerarkii maanta ka dhacay bar koontorol oo u dhow agagarka KM4 ee Muqdisho.

Guddoomiyaha ayaa faray ciidamada ammaanka in dedaalkooda dheeriga ah muujiyaan lagana hortago weerarada abaabulan.

Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa Ebbe ugu baryay intii ku waxyeelowday qaraxa inuu caafimaad deg deg ah siiyo.