SAWIRO:- Xukumadda Soomaaliya ee xil gaarsinta ayaa shir deg deg ah ka yeelatay xaladda Abaaraha.

0

Xukumadda Soomaaliya ee xil gaarsinta ayaa shir deg deg ah ka yeelatay xaladda Abaaraha.

Ra’iisul Wsaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadminimo oo deg deg ah oo ka dhalatay abaaraha dalka ku sii baahaya, ka dib marki uu guddoomiyay shir aan caadi ahayn oo Golaha Wasiirradu ka yeesheen xaaladda abaaraha.