DAAWO:- Taliyaha Daraawishta PL ee Towfiiq oo digniin Culus u diray Farmaajo & Qorqoor

0

Taliyaha Ciidanka Daraawishta Puntland ee Degmadda Towfiiq oo sheegay in Kursiga Beesha Saleebaan Cabddale si raali ahayn lagu geyeey Dhuusamareeb,wuxuna digniin Culus u diray Maamulka Galmudug & Madaxweyne Farmaajo.