AKHRISO:- RW Rooble oo qaabilay Agaasime Goboleedka dalalka Carabta

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Agaasime Goboleedka dalalka Carabta ee UNFPA Lu’ay Shabaana oo soo gaaray Magaalada Muqdisho.

labadabdhinacnayaabwaxaa ay ka wada hadleen dadaalada dowladda ee sameynta tirakoob dadweyne ka hor doorashada 2025.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in DFS ay ka go’an tahay hirgalinta tirkoobka isagoo ku dhiirigaliyay Hay’adda Istaatiistikada Qaranka in ay hormuud u noqoto xaqiijnta hadafkaas muhiimka u ah horumarka qaranka.