AKHRISO:- Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Taliyaha Ciidanka AMISOM

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ee Mavaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Taliyaha ciidanka Amisom iyo saraakiil uu hoggaaminayay.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha Doorashooyinka iyo Amniga.

Kulanka kadib, Saraakiisha ayaa Kormeer ku tagay goobaha loo asteeyey iney ka dhacdo Dorashooyinka xildhibaanada ee Magaalada Caasimadda ah ee Dhusamareeb.