Deg deg :Ciidamada ithopia oo weeraro xooggan ku qaaday TPLF

0

Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in ciidamada Dowladda dalka ithopia ay weeraro xooggan ay ku qaadeen Xoogaga lagu magacaabo TPLF.

Sidoo kale wararka waxa ay sheegayaan in weerarada ay ka dhaceen deeganasa lagu kala magacaabo ,Geregera,Woketa,iyo deegaanka lagu magacaabo Arbit oo dhammaan ku yaalla waqooyiga dalka ithopia.

Sidoo kale warar waxa ay sheegaayan inuu dagaalka sii xoogay san karo ,iyadoona ciidamada ithopia ay diyaar garowgii ugu damambeeyay ay ku jiraan inay lawareen geen deegaano badan oo hadda gacanta ku haayo Ururka TPLF.