Banaanbax looga soo horjeeday Ciidmada dowladda oo ka dhacay Guriceel

0

Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheega yaan in halkaasi uu ka dhacay banaabax ballaaran ee looga soo horjaaday ciidamadii ay dowladda somaaliya ku daad guraysay magaalada dhuusamareeb .

Sidoo kale dad ka banaanbaxa dhigayay ayaa ku baaqay in lada dhinac ay qaataan nabad ,maadaama inta badan dhibaatada ugu weyn ay soo gaarayso dadka masaakiinta ah ee ku nool deegaanada maamulka galmudug.

Jawiga Magaalada Guriceel ayaa hadda degan,iyadoona ciidmada Ahlusuna ay wali ku sagan gacan ku heenta deegaano dhowr ah .