Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo Safiirka UK oo ka wada hadlay?

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka UK ee Soomaaliya KFoster FCDO.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo safiirka UK ee Soomaaliya KFoster FCDO ayaa waxey ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo  habsami u socodka  iyo Amniga doorashooyinka dalka.

Kulanka sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa Wasiirka  Amniga Gudaha Mudane Cabdullahi Maxamed Nuur iyo Abdi Diirshe la Taliyaha Amniga ee Ra’iisul Wasaaraha.