DAAWO:- Muuse Suudi oo mar kale loo doortay Senator Aqalka Sare ka tirsan

0

Muuse Suudi Yalaxow ayaa mar kale loo doortay Senator ka tirsan golaha Aqalka Sare ka dib markii Caawa doorasho xiiso badan ay ka dhacday magaalada Jowhar.

Muuse Suudi Yalaxow ayaa noqday Senatorkii ugu horeeyay ee ka soo baxa Dowlad-goboleedka Hirshabeelle waxa uuna helay 55