Cali Guudlaawe Xilkii ka qaaday oo Taliyahii Ciidanka Daraawiishta Hirshabeelle

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Hirshabeelle u Magacaabay G/Sare Cali Idiris Cusmaan, Isagoo Xilkaas ka qaaday Gen. Cali Cabdi Salaan Axmed.

Hoos ka akhriso warqadda Xil ka qaadista