AKHRISO:- Guddiga doorashooyinka Puntland oo shaaciyeey ururadda gudbay

0

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo shaaciyey urur-siyaasadeedyada gudbiyey liiska musharrixiinta doorashada qof iyo cod oo bisha October ka dhacaysa Puntland.