Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xilliga la qaadayo imtixaanka shahaadiga

0

WarSaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya  ayaa waxaa lagu sheegay imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee dugsiga sare, sanad dugsiyeedka 2020-2021 in la geli doono 22-ka illaa 26-ka bisha Maajo (May), 2021.