Cali Guudlaawe Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiye Ku Xigeen Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Ali Gudlawe Hussein ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiye Ku Xigeenkii Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamed Meeris Isaaq, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa Waxa uuna Xilkaas u Magacaabay Axmed Cusmaan Cabdulle ( Axmed Inji).