DAAWO:-Weerar ku bilowday qaraxyo oo xalay lagu qaaday Xabsiga weyn ee Boosaaso

0

Waraka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in koox hubaysan ay xalay weerar qaraxyo ku bilowday ay ku qaadeen  xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso.

Dagaalka oo muddo saacado ah ka socday xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso ayaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, kaasi oo ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ah

Goobjoogayaal ayaa sheegay in Kooxdii weerarka ku qaaday xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso ay sii daayay maxaabiis badan oo halkaasi ku xirnaa.