DHAGEYSO:-Isimada Puntland oo ka hadlay arimo xasaasi ah oo dalka ka jira

0

Isimada Puntland oo ka hadlay doorshada dalka, khilaafka Dowladda Soomaaliya  iyo maamul goboleedyada kaasi oo hadda khilaaf xoogan uu ka taagan yahay

Dhinaca Kale Isimada ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal ka dhacay maalin ka hor deegaanka Dharoor ee gobolka Bari iyo diidmada lacagta Shilinka Soomaaliga