DAAWO:-Shacabka Gedo Oo Mucaaradka Ku Tilmaamay Gaalo & Farmaajo Oo Ay Taageereen

0

Wararka aan deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Gedo ee koofurta Soomaaliya ayaa sheegaya in uu ka dhacay abaabulka banaanbaxyo ka dhan war-murtiyeedkii dhawaan ka soo baxay midowga musharixinta madaxweynaha Soomaaliya ee qaadacay guddiyada doorashada qaranka iyo kuwa maamul goboleedyada.