Muuse Biixi Oo Magacaabay Guddi Ka Shaqayn Doona Aas Loo Sameynayo RW Hore Ee Soomaaliya

0

Madaxweynaah Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Magacaabay Guddiga qabanqaabada aas qaran oo loo sameynayo ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa ee Xarunta Somaliland.

Guddiga uu Magacaabay Madaxweyne Muuse Biixi ayaa ka kooban siddeed Xubnood.