Sheikh Dr. Abdirizak Aden Moallim oo sare u qaadey Muxaadarooyinkiisa diiniga ah

0

Sheikh Dr. Abdirizak Aden Moallimoo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee saldhiggoodu yahay caasimadda Muqdisho ayaa kaalin muuqata ka qaata ku wacyigelinta dadka diinta islaamka, isagoo muxaadarooyin iyo casharo la xiriira tafsiirka Qur’aanka Kariimka ka jeediya qaar ka mid ah masaajiddaiyo goobaha isku imaatinnada diineed uu ka dhaco  ee dalka Soomaaliya.

Sheekh Cabdirisaaq ayaa ka mid ah culimada Soomaaliyeed oo kaalintiisa wacyigelineed iyo hanuuneed ay si lixaad leh u soo muuqatay , iyadoo lagu yaqaanaan deganaan iyo in aanufaraha la galin arrimaha khilaafka abuura ama kala dhantaalikara midnimada dadka iyo wadajirkooda.

Sheekh Dr. Cabdirisaaq Aadan Macallin ayaa waxaa casharada uu jeediyo ka heli kartaa Youtube-ka iyo Facebook:

Youtube:https://www.youtube.com/channel/UCJtbl5ZR0CPt5ybMuOmK2kw?fbclid=IwAR10YazR2LpF8RXyZaA8LPQeAgH9H-_UvLm7ZET5wSiBwokkcC0dR_Ye8E8

Facebook: https://www.facebook.com/AbdirizakAdenM/