TOOS U DAAWO:-MADAXWEYNAHA OO FURAYA KAL-FADHIGA 47-AAD EE GOLAHA WAKIILLADA DAWLADDA PUNTLAND

0

Waxaa maanta lagu wadaa in uu xarunta baarlamanka maamulka Puntland ee magaalada Garowe uu ka furmo kalfadhiga 47-aad ee golaha wakiillada Puntland.

Munaasabadda furitaanka kalfadhiga baarlamanka Puntland oo haatan ay qaban qaabadeedu socoto waxaa ka qayb-gelaya Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni, Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan, xubno ka tirsan golayaasha kala duwan ee maamulka Puntland, xildhibaanno ka socda baarlamanka Koonfur Galbeed iyo marti sharaf kale.

https://www.facebook.com/plstatehouseofficial/videos/1254222501611729