GUDDIGA SOO DHOWEYNTA MADAXWEYNAHA DOWLADDA PUNTLAND.

0
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo maanta Shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirada ayaa guddi heer wasiiro ah u magacaabay soo dhoweynta Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo door muhim ah ka qaatay in dalku ka gudbo marxladda kala guurka ah.
Guddiga ayaa ka kooban 7 xubnood oo kala ah:
1. Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha
(Gudoomiye)
2. Cabdullaahi Cali Xirsi
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta
(Gudoomiye ku-xigeen)
3. Aamina Cusmaan Xaaji Jaamac
Wasiirka Waaradda Haweenka (Xubin)
4. Ilyaas Cismaan Lugatoor
Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada (Xubin)
5. Cumar Xasan Fiqi
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda (Xubin)
6. Cabdullaahi Cabdisalaan Xasan
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga (Xubin)
7. Maxamed Cabdirashiid Cali
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada
(Xubin)
-DHAMMMAAD-