Maxkamada ciidamada oo xukun ku riday askari loo haysto dil iyo Kufsi

0

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Xukun dil ah ku riday Maxamed Xuseen Cilmi oo loo hasyto kufsi uu u gaystay Dhibane Farxiya Cabdi Shakuur Bootaan oo Afarsana jir ah May Sanadkan.

Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa sidaas u sheegay dhinacyada Dacwadda