AKHRISO: Beesha shawe Cali Gari oo sharci cusub soo saaray

0

Beesha shawe Cali Gari (Dhulbaahante) ayaa soo saaray sharci Cusub,iyago doortay Caaqil Cusub oo KMG AH,kadib markii uu is casilay Caaqilki hore ee Beesha.


Waxaana Caaqilka Cusub uu noqday Caaqil Maxamed Cabdulaahi Maxamed.

SHARCIGA CUSUB EE DHAQANKA REER SHAWE CALI

Is Casilaadi Caaqilki Hore Halkan ka daawo.