Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Geeriyooday

0

Wararka laga helayo Somaliland ayaa sheegaya in Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulkaas uu  ku geeriyooday Xildhibaan ka tisan Golaha Wakilada Somaliland.

Xildhibaan Ahmed Maxamed Nuur oo ka tirsanaa Xildhibaanada golaha wakiilada Soomaliland sida ay shaaciyeen ehelada marxuumka iyo xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada maamulkaasi

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada iyo mas’uuliyiinta Somaliland kama hadlin geerida Xildhibaanka, sidoo kalena ma jiro wax war ah oo kasoo baxay  Mana jiro wax war ah oo ilaahadda kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha iyo kan Goloha Wakiilada.