DHAGEYSO:-Suuqa degmada Xudur oo Maalintii labaad xiran

0

Suuqaweyn ee Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa xiran mudo laba maalmood ah ka dib markii ganacsatada ay ka horyimaadeen Canshuur lagu amray inay bixiyaan.

Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Xudur ayaa sheegay in ganacsatada Canshuurta ay ka qaadaan aysan badneyn balse ay isugu darsantay jidgooyooyin baad looga qaato iyo ganacsaigii oo meel ay soo marsiiyaan ay waayeen maadaama magaalada ay go’doon kujirto.